fbpx

Marka aad diyaar u noqoto isbedel,
waxaan diyaar u nahay inaan ku caawinno.

Latest Properties

Sort Option
  • Listing ID
  • Built up Area
  • Price
  • Pictures
  • Add date
  • Featured
Grid
List
Map

Balook 16 Boos

ZamZam Village, Garasbaaley, Banaadir

4Picture(s)
4,800
Deeganka Garasbaley Deg. Hodan – Gobolka BanaadirQiimaha 16 Boos Waa: $232,000Qiimaha Cala Boos: $14,500Cabirka Guud: 120m x 40m = 4,800sqmCabirka Booskiiba Waa: 15m x 20m = 300m2   Sharici: Dhulka wuxuu leeyahay dukumiintiyo saxan oo shraci ah 100% oo Warqad Cade ah.Tilmaanta Goobta:• Dhulka wuxuu ku yalaa Deeganka Garasbaaley - Tabeelaha Sh.
$232,000

1,600 SQM Dhul Banaan

Jaayga Cali Ugaas, Dharkenley, Banaadir

9Picture(s)
1,600
Deeganka “Jaayga Cali Ugaas” Deg. Dharkaynley – Gobolka BanaadirQiimaha Booska Waa: $120,000Cabirka Booska Waa: 40m x 40m = 1,600m2Sharici: Dhulka wuxuu leeyahay dukumiintiyo saxan oo shraci ah 100% Siyaad BarreTilmaanta Goobta:• Boosaska wuxuu ku yalaa Degmada Dharkaynkey “Jaayga Cali Ugaas Cabdulle”• Jaayga Cali Ugaas Cabdulle - wuxuu ka saaran yahay dhanka galbeed.
$120,000

1 Boos Banaan 45K

Ceel Wardheere, Dayniile, Banaadir

6Picture(s)
300
Boos Banan oo beec ah.
$45,000

1 Qol Kiro ah

Isgooska Bar Ubax, Deg. Howlwadaag, Banaadir

1Bedroom(s)
1Bathroom(s)
4Picture(s)
25
Kiro: hal qol iyo musqul
$100

Villa Dhagax ah

Masjidka Cumar Tugumbe, Deg. Yaakhshiid, Banaadir

5Bedroom(s)
2Bathroom(s)
15Picture(s)
200
Beec: Nus Boos (Xaafada Masjidka iyo Guriga Cumar Tugumbe)Deg. Yaaqshiid, Gobolka BanaadirCabirka Booska Waa: 10m x 20m = 200m2Tilmaanta Goobta:• Guriga wuxuu dhanka galbeed ka saaran yahay Masjidka Cumar Tugumbe• U jiro hal Guri – Masjidka Cumar Tugumbe – Guriga waa laba Jidle oo kala ah Koofur jid uu kala haystaa Masjidka Cumar Tugumbe Galbeed jid.
$115,000

Guri Filo Cusub

Xaafada Tokiyada, Deg. Yaakhshiid, Banaadir

6Bedroom(s)
3Bathroom(s)
14Picture(s)
200
Beec: Nus Boos (Xaafada Tokiyada Suuq)Deg. Yaaqshiid, Gobolka BanaadirCabirka Booska Waa: 10m x 20m = 200m2Tilmaanta Goobta:• Guriga wuxuu ku Yaalaa xaafada Tokiyada Suuq Bacaad• Guriga wuxu u dhaw’yahay laanta Heegan kasoo horjeedka Ex- M. C.
$90,000

$3,000 Cala Boos

Yaakhshiid, Banaadir

18Picture(s)
300
Beec: 27 Boos – Deeganka “Warcadyo" Deg. Yaaqshiid – Gobolka BanaadirNaqshada: kaliya boosaska jaalaha ah ayaa iib ahQiimaha Booskiiba Waa: $3,000. ilaa 3,500Cabirka Booska Waa: 20 x 15m = 300m2Sharci: Dhulka wuxuu leeyahay dukumiintiyo saxan oo sharci ah 100%.
$3,000

Beec Guri Deeggaan ah

Deg. Garasbaaley, Banaadir

5Bedroom(s)
1Bathroom(s)
12Picture(s)
200
Beec: Guri– Deeganka “Xoosh”Deg.
$28,000

Vacant Land For Sale

Banaadir

7Picture(s)
300
Beec: 1Boos – Deeganka “Waryacade ”Deg. yaaqshiid – Gobolka BanaadirQiimaha Booska Waa: $3,500“Fursad Maalgashi”Cabirka Booska Waa: 20 x 15m = 300m2Sharici: Dhulka wuxuu leeyahay dukumiintiyo saxan oo shraci ah 100%Tilmaanta Goobta:• Boosaska wuxuu ku yaalaan deeganka “Warya-Cade ”• Goofka Reer Bandaas oo Saaran Wadada Jayga ee 20ka ah ee Carfiid.
$3,500

Kiro 2 Qol Ganacsi

Laamiga 30ka, Howlwadaag, Banaadir

2Room(s)
14Picture(s)
115
Kiro: 2 Qol Ganacsi ahDeg. Howlwadaag, Gobolka BanaadirQolkiiba kiradiisa waa: $200 (Bishii)Hormarin waajib ah 1Bil: $200Cabirka qolkiiba waa: Balac 5m - Dhirir 6m - Joog 5mTilmaan Goobta:· Qolalka waxey saran yihiin laamiga 30ka· Dhismaha wuxu Isgoyska Balaagsi ka xigaa dhanka Bar-ubax· Qolalka waxey ku dhagan yihiin kaalinta shidalka ee Micraaj.
$200

Sar Xafiisyo 3Biyaano

Waaxda Geed-Jecel, Deg. Warta Nabada, Banaadir

24Room(s)
4Parking(s)
64Picture(s)
600
Kiro: Sar Xafiisyo: 3 Biyaano – (24 Qol)Deg.
$2,000

Kiro Bakhaar

Wadadda Martini, XamarWeyne, Banaadir

1Room(s)
16Picture(s)
115
Kiro: BakhaarDeg.
$350
46 Results returned.Per Page

Yaan Nahay?

Waxaan nahay hormuudka suuqa guryaha.

Tahiil waa hormuudka guryaha iyo suuqa kirada ee loogu talagalay in lagu xoojiyo macaamiisha xogta, dhiirigelinta iyo aqoonta hareeraha meesha ay u yaqaanaan guri ahaan, iyo isku xirka iyaga iyo xirfadlayaasha maxalliga ah ee ugu fiican oo ka caawin kara inay helaan guriga ugu fiican.

 

Tahiil waxaa la daahfuray sanadkii 2019 waana xaruntiisa dhexe waxay ku taala magaalada Muqdisho.

 

Featured Properties

LATEST FROM OUR BLOG

our agents

yasiin

waariyoo rooba

Tahiil Marketplace

Shankar Abdi

Contact Us