Properties

Features
: 4
Address Map
Somalia
Banaadir
Warta Nabada
Waaxda Geed-Jecel, Deg. Warta Nabada,
E45° 20' 13''
N2° 7' 7.5''
Property Description
Kiro: Sar Xafiisyo: 3 Biyaano – (24 Qol)
Deg. Warta Nabada, Gobolka Banaadir
Qiimaha Kirada bishii waa: $2,000 (iyo heshiis)
Hormarin: 6 Bilood = $12,000
Sarta oo dhan waxay ka-kooban’tahay:
* 24x Qol
* 12x Suuli
Biyaana-kasta waxay ka kooban’tahay:
* 8x Qol
* 4x Suuli
Tilmaan Goobta:
· Sarta waxay ku taalaa: Waaxda Geed-Jecel – Wadada Wadnaha
· Ka soo hor-jeedka Hotel Daamey
· Sarta waxay u dhaxeeysaa isgoyska Geed-Jeceel iyo isgoyska Jid-Mareexaan

Sar Xafiisyo 3Biyaano

Waaxda Geed-Jecel, Deg. Warta Nabada, Banaadir

  • Square Meter: 600 m²
$2,000
Listing ID#1104
QR Code
Basic Details
Property Type : Retail
Listing Type : For Rent
Listing ID : 1104
Price : $2,000
View : Street
Rooms : 24
Toilet/Shower : 12
Square Meter : 600 m²
Agent info
ппп
ппп
Contact Agent