Properties

Address Map
Somalia
Banaadir
Howlwadaag
Laamiga 30ka, Howlwadaag
E45° 19' 11.1''
N2° 2' 44.3''
Property Description
Kiro: 2 Qol Ganacsi ah
Deg. Howlwadaag, Gobolka Banaadir
Qolkiiba kiradiisa waa: $200 (Bishii)
Hormarin waajib ah 1Bil: $200
Cabirka qolkiiba waa: Balac 5m – Dhirir 6m – Joog 5m
Tilmaan Goobta:
· Qolalka waxey saran yihiin laamiga 30ka
· Dhismaha wuxu Isgoyska Balaagsi ka xigaa dhanka Bar-ubax
· Qolalka waxey ku dhagan yihiin kaalinta shidalka ee Micraaj
. Dhismaha waxa dhinaca bidix ka xiga Hotel Somali dhanka midigna waxaa ka xiga Shaleemo walaalaha

Kiro 2 Qol Ganacsi

Laamiga 30ka, Howlwadaag, Banaadir

  • Square Meter: 115 m²
$200
Listing ID#1105
QR Code
Basic Details
Property Type : Retail
Listing Type : For Rent
Listing ID : 1105
Price : $200
View : Street
Rooms : 2
Toilet/Shower : 1
Square Meter : 115 m²
Agent info
ппп
ппп
Contact Agent