Properties

Address Map
Somalia
Banaadir
Yaakhshiid
E45° 21' 3.7''
N2° 3' 31.5''
Property Description

Beec: 27 Boos – Deeganka “Warcadyo” Deg. Yaaqshiid – Gobolka Banaadir

Naqshada: kaliya boosaska jaalaha ah ayaa iib ah

Qiimaha Booskiiba Waa: $3,000. ilaa 3,500

Cabirka Booska Waa: 20 x 15m = 300m2

Sharci: Dhulka wuxuu leeyahay dukumiintiyo saxan oo sharci ah 100%.

Tilmaanta Goobta:

• Boosaska waxa ay ku yaalaan deeganka “Warcadyo”
• Goofka Reer Xasan Muxumed Carabow “Cagajabeey”
• Dhulalka waxey uu inyar u jiraan Wadada Jayga ee 20ka Carfiid Oo ka xiga dhanka Koonfur Goofka “Xabiibo Haruur”.

$3,000 Cala Boos

Yaakhshiid, Banaadir

  • Square Meter: 300 m²
$3,000
Listing ID#1113
QR Code
Basic Details
Property Type : Vacant Land
Listing Type : For Sale
Listing ID : 1113
Price : $3,000
View : Street
Square Meter : 300 m²
Agent info
Contact Agent