Properties

Address Map
Somalia
Banaadir
Dharkenley
Jaayga Cali Ugaas
E45° 15' 42.5''
N2° 3' 17.1''
Property Description

Deeganka “Jaayga Cali Ugaas” Deg. Dharkaynley – Gobolka Banaadir

Qiimaha Booska Waa: $120,000

Cabirka Booska Waa: 40m x 40m = 1,600m2

Sharici: Dhulka wuxuu leeyahay dukumiintiyo saxan oo shraci ah 100% Siyaad Barre

Tilmaanta Goobta:

• Boosaska wuxuu ku yalaa Degmada Dharkaynkey “Jaayga Cali Ugaas Cabdulle”

• Jaayga Cali Ugaas Cabdulle – wuxuu ka saaran yahay dhanka galbeed. wuxuuna u jiraa 60m.

•  F. G. Dhulka waxaa ku wareegsan  Darbi Aas-Aas ah.

• Soohdin’tiisuna Tahay:

Kofur: Waxa ka mara jid
Galbeed: Waxa ka mara jid
Bari: Waxa ka mara jid waana 3jidle

1,600 SQM Dhul Banaan

Jaayga Cali Ugaas, Dharkenley, Banaadir

  • Square Meter: 1,600 m²
$120,000
Listing ID#1128
QR Code
Basic Details
Property Type : Vacant Land
Listing Type : For Sale
Listing ID : 1128
Price : $120,000
View : Street
Square Meter : 1,600 m²
Agent info
Contact Agent