Properties

Address Map
Somalia
Afgoye
Baqal iyo Xawaaley, Deg. Afgoye - G/Sh. Hoose
E45° 7' 0.2''
N2° 8' 33.4''
Neighborhood
2 Minutes
Property Description
Beec: 2 Boos oo Xeebta Jaziira Saaran oo Fursad Maalgashi Ah:
Deg. Afgooye, Gobolka Shabeellaha Hoose
Qiimaha Boos-kiiba waa: $3,000
Cabirka Boos-kiiba waa: 20m x 20m = 400m2
Qiimaha Labada Boos waa: $6,000
Sharci: Dhulalku waxay leeyihiin dukumiintiyo saxan oo sharci ah 100% – Dowlada Siyaad Bare
Tilmaanta Goobta:
– Dhulalka waxay kuyaalaan Goofka Baqal iyo Xawaaley.
– Dhulalka waxay saaranyihiin xeebta Jaziira.

2 Boos oo Saaran Xeebta Jaziira

Baqal iyo Xawaaley, Deg. Afgoye - G/Sh. Hoose

  • Square Meter: 800 m²
$6,000
Listing ID#1053
QR Code
Basic Details
Property Type : Vacant Land
Listing Type : For Sale
Listing ID : 1053
Price : $6,000
View : Sea
Square Meter : 800 m²
Contact Agent