Properties

Address Map
Somalia
Shabeellaha Hoose
Afgoye
Ceelasha Biyaha, Deg. Afgoye - G/Sh. Hoose
E45° 12' 37.1''
N2° 4' 55.7''
Property Description
Beec: 1 Boos – Deeganka “Ceelasha Biyaha”
Deg. Afgooye – Gobolka Shabeellaha Hoose
Qiimaha Booska Waa: $11,000
“Fursad Maalgashi”
Cabirka Booska Waa: 20m x 20m = 400m2
Sharici: Dhulka wuxuu leeyahay dukumiintiyo saxan oo shraci ah 100%
(Sugnaan, Dhaxalkoob, Wakaalad, Warqada Beeca, lambar iyo Naqshad)
Tilmaanta Goobta:
• Booska wuxuu ku yalaa deeganka “Ceelasha Biyaha”
• Goofka Reer Xussain Suulay oo u dhow Goofka Xassan Cali
• Dhulka wuxuu dhanka dambe kaga yaalaa “Suuqa Taagane”
• Dhulka wuxuu ujiraa inyar “Jaayga Arbacow”
• Booska wuxuu udhawyahay Hormuud Beeraale
• Soohdin’tiisuna tahay:
Kofur: waxa ka mara jid
Jihooyinka kale: waxa ka xiga dhul dad.

1 Boos Deeganka Ceelasha Biyaha

Ceelasha Biyaha, Deg. Afgoye - G/Sh. Hoose, Shabeellaha Hoose

  • Square Meter: 400 m²
$11,000
Listing ID#1054
QR Code
Basic Details
Property Type : Vacant Land
Listing Type : For Sale
Listing ID : 1054
Price : $11,000
View : Garden
Square Meter : 400 m²
Contact Agent